Maamulka Puntland oo shacabka Ogaden ka iibsanaya Ethiopia
Submitted by wadani1 on Fri, 2008-05-09 19:11.maxamed Dheere oo lagu amray inuu hubka iyo ciidanka wareejiyo
Submitted by wadani1 on Fri, 2008-05-09 05:29.Dabadhilifka sheegta gudoomiyaha G/Banaadir ayaa waxaa la gaarsiiyey warqad ka timid Nuur Cadde.
Mohamud Uluso: Change of TFG leadership key to ending Somalia Conflict
Submitted by wadani1 on Thu, 2008-05-08 16:52.Immediately after the election of Col Abdullahi Yusuf Ahmed as President of Somalia in October, 2004, the International Crisis Group (ICG) issued a report titled “the continuation of the war by other means”. The report pointed out that for many Somalis, President Yusuf’s election was controversial and represented not a step toward peace but continuation of the war by other means. The report warned President Yusuf and his partners to refrain from the attempt to impose their own agenda on the transition.
Waa maxay kaalinta Mareykanka ee Somaliya?
Submitted by mataandhuube on Wed, 2008-05-07 17:53.Hay'ada Amnesty International ayaa ku baaqday in la baaro kaalinta Mareykanka ee Somaliya. Baaqaas oo yimid ka dib markii xulafada Mareykanka lagu eedeeyay dunuub dagaal oo ay Somaliya ka galeen. Hay'adu waxay qortay liiska falalka dunuub dagaaleedak ah ee ay Ethiopianka iyo Ciidamada dowlad ku sheegu gaysteen. Falalkaas dunuubta dagaalka oo tiro beelay, sida ku qoran waxaa sheekooyinkiisa ugu naxdin iyo calool xumo badan ka mid ah, markii gabar yar oo Somaliyeed ay Ethiopianku koox ku faro-xumeeyeen. Markii gabadha walaaladeed oo da'doodu kala tahay 14 iyo 13 ay isku dayeen in ay gacan siiyaan walaashood ayay Ethiopiankii wiilashii baynaad indhaha uga soo bixiyeen.Sii akhri
Ciidamada Ethiopia iyo dabadhilifyadooda oo goobo kala gedisan lagu weeraray
Submitted by wadani1 on Wed, 2008-05-07 16:56.Guusha shacabka Soomaaliyeed oo soo muuqata iyo jabka kufaarta Tikreega iyo kooxda Mbagathi oo goor dhow la arki doono.
Beesha Cali Saleebaan oo shaacisay iney kalsoonidii kala laabteen maamulka Jen. Cadde Muuse
Submitted by wadani1 on Wed, 2008-05-07 16:10.Anagoo ah Aqoonyahan Beesha cali saleebaan waa qurbaha ku nool waxaan horey iyo hadaba Kalsoonida kala noqonay Madaxweyne Ku sheega Puntland Cade Muuse oo ah nin Qabiil ka dhex guuxayo Bayaankan ayaa daba socda kii aan horey uugu cadeynay in Beesha ay ka soo horjeedo Xasuuqa ay Wadaan Ciidanka Ethopia Beesha ayaa sidoo kale ka codsatay Beela daga Puntland inay Talaabo ka qaadaan Maamulka Xabashida Wadanka keenay Beesha ayaa sidoo kale Codsatay in Ummada Soomaaliyeed ay iska iloobaan waxii kala dhex marey una istaagan sidii laysaga dhicin lahaa Ciidanka Ethopia iyo Inta la socta waxaa kaloo ey Beesho ka soo horjeedaa Dadkii dhowaan loo dhiibay Ethopia oo u dhashay deeganada Soomaali Galbeed, Beesha ayaa cade Muuse ku tilmaameysa in Qabiilka uu ka dhashay gacanta u galiyay hubkii iyo lacagtii si loo maquuniyo Beelaha kale Beesha Cali Saleebaan Aqoon Yahan keeda waxa ay cadeeyeen inay Kalsoonida kala noqdaan Haraadiga Xabshida Cade Muuse iyo raga uu Madaxda u yahay ayay Beeshu ku sheegtay dad aan lahayn damiir wadani iyo Mid Islaam Beesha waxa ay kaloo codsatay ragii Dhowaan looga dilay Boosaso uu dilay Cabdulahi Saciid Samatar in Maxkamad la soo taago hadii kale Beeshu ay Xoog adeegsan doonto Beesha ay la gudboon inay siiso muda 3 Isbuuc hadii kale Beeshu ay Ficil sameyn doonto
maxamed Dheere hadalkiisii maxaa ina Yeey ka yiri?
Submitted by wadani1 on Mon, 2008-05-05 05:37.Dabadhilifka sheegta Gudoomiyaha gobalka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa si kulul uga jawaab celiyay hadal kasoo yeeray dabadhilifka kale ee sheegta ra’isul wasaare ku xigeenka dowladda federalka ahna wasiirka warfaafinta iyo Isboortiga Axmed Cabdi Salaan Xaaji Aadan oo uu ku sheegay in maamulka gobalka Banaadir is badal lagu sameyn doono.
Shirwaynihii RX/Sulaymaan oo si habsami ah uga socda Caasimada Cadaado
Submitted by wadani1 on Fri, 2008-05-02 06:14.Waxaa baryahaan magaalada Cadaado ka socday shirwayne ay beesha RX/Sulaymaan uga arrinsanaysay sidii shacabka looga saari lahaa dhibaatada daashatay ee dhinacyada nabadgalyada, maamulka, waxbarashada iyo caafimaadka.
Waan wada soconnaa haddana kala soconaa...
Submitted by mataandhuube on Thu, 2008-05-01 21:53.“HILBAHA AAN WADA QALANNO MIDIYAHANA AAN KALA QARSANNO”oraahdi ahayd ayey maanta waxay ka dhex muqataa culumadii waa lagu diirsaday lana magac baxay Maxkamadaha, keddib markii ay ka tageen midnimadii u suurto gelisay in muddo kooban ay uga taqallusaan ururkii sheydaanka oo shahaada la dirirka ahaa una xilsaarnaa suuq geynta culumada iyo inta ehel u ah diinta Islaamka.
Alaha u naxristo sheikh Aadan Xaashi Faarax Cayrow iyo intii la shahiiday.
Submitted by muqdisho on Thu, 2008-05-01 20:57.Waxa sii kordhay tirada dimashada dadkii ku geeriyooday duqeyntii xalay diyaaradaha Maraykanku u gaysteen Magaalada dhuusa mareeb ee gobolka galgaduud halkaasoo lagu bartilmaameedsanayay xarun uu dhaqdhaqaaqa Al shabaab ku lahaa Magaalada dhuusa mareeb.


