Dagaal saakay ka dhacay caasimada Ximan iyo Xeeb
Submitted by wadani1 on Sun, 2008-07-06 08:33.Warar aan ka helanay Magaalada Cadaado ayaa noo xaqiijiyey in saakay dagaal ka dhacay magaalada gudaheeda ayna ku dhinteen 3 qof halka ilaa 6 kalena ku dhaawacmeen.
Ciidanka Mujaahidiinta oo saakay G/Hiiraan dagaal kula galay Kufaarta Ethiopia
Submitted by wadani1 on Sat, 2008-07-05 08:09.Saaka waabarigii hore ayay mujaahidiinta Midowga Maxaakiimta Islaamiga Soomaaliyeed waxa ay weerar kadis ah la beegsadeen Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo marayey halka lagu magacaabo Buurta “dib gab” oo ku taala inta u dhaxeysa Fariisinka Kalabeyr iyo Magaalada Feer feer ee dhulka s/galbeed.
CAANA GEEL:HALKAN ILA EEG
Submitted by wadani1 on Sat, 2008-07-05 07:52.Halka nalaka hayo, hal uu adeejay, hal u adeega
Hal haatuf sheegay, hal la eegtay, hal ay ka heleen
Hal hal ka goo, halna u gee, hal run ka sheeg
Hal kula lihi, hal kali lihi, halka u danbaysa
Hal na dilooday, halka ka heray, hal ku haminaya
Hal hal dilaya, hal wadar dilaa hal aan hanbaynin.
Fuwaa'idka Qaraha
Submitted by mataandhuube on Thu, 2008-07-03 08:31.Ha moogaan Qaraha:-
Khamiis 3-da July,2008
Jeer Qare ah oo beec ah. Sida Saynisyahanadu sheegeen, qaraha waxaa ku jirta maadad la yiraahdo citrulline, taas oo sababta soo saaris walxo tiro badan kuwaas oo caawimaad ka gaysta nasashada halbowleyaasha dhiiga qaada - taas oo la mid ah bay yiraahdeen dawada raganimada u roon ee Viagra. (Marka faa'iidadaas Qarrahu leeyahay aad ogaato akhtistow, sow ma sii ogaanaysid, sida dalkeena khayraadkiisa oo uu Qarrahu ka mid yahay ay u yihiin kuwo intifaac badan u leh nolosha!)
wararka Ximan iyo Xeeb kala xiriira
Submitted by wadani1 on Thu, 2008-07-03 07:49.Wararka cusub ee ku soo kordha deggaanka Ximan iyo Xeeb kala xiriira Websiteka Ximan iyo Xeeb.
Dagaal ka ka socda Degmada Baladweyne
Submitted by wadani1 on Thu, 2008-07-03 06:41.Wararka naga soo gaaraya magaalada baladwyane ayaa sheegaya in subaxnimo ayay Mujaahidiinta Soomaaliyeed weerar gaadmo ah kula beegsadeen Ciidamada Gumeysiga Itoobiya halka lagu magacaabo “Buuraha Qowlada” oo horey u ahaan jirtay xero milatari kana tirsan Gobolka Hiiraan.
1da Luulyo oo aan dalka Somalia laga xusin
Submitted by wadani1 on Tue, 2008-07-01 09:49.dagaal ka socda Matabaan iyo ciidanka Ethiopia oo isku dayeya in ay cagahooda ku baxsadaan
Submitted by wadani1 on Tue, 2008-07-01 09:21.warar aan ka helnay deg/matabaan ayaa cadaado.net loogu sheegay in xoogagga Mujaahidiinta Soomaaliyeed ay dagaal ku qaadeen ciiddankii Ethiopia ee ka soo cararay deg/Guriceel iyo in ciidanka Kufaarta Ethiopia ay isku dayeen in ay cagahooda ku baxsadaan kadib marki mujaahidiintu ku qaadeen dagaal Takbiir wata.
Somalia Targeted by the Colonial US - Anglo-French. Why?
Submitted by wadani1 on Mon, 2008-06-30 20:50.There are many indications that a common mistake, made by many Somalis in their efforts to analyze the reasons of the long civil war and foreign involvement in the country´s crisis, is the limitation of the issue in the period of the last 30 – 31 years. Quite unfortunately, the truth lies elsewhere.
Golaha dhaqanka Midnimada Beelaha Hawiye oo Maanta Cambaareeyay
Submitted by mataandhuube on Sun, 2008-06-29 16:14.
Golaha dhaqanka Midnimada Beelaha Hawiye oo Maanta
Posted to the Web 29 Jun 08, 17:33
(Warkan waxaa ay Cadaado.net ka soo minguurisay Cadaado.com)
KU:Beesha Caalamka
Ujeedo:Canbaareeyn ku wajahan Dowladaha Tanzaaniya, Konfur afrika iyo Dowlada Liibiya
Sida lawada ogyahay dalka soomaaliya waxaa mudo 18-sano ah ka socday dagaalo midabo kala duwan leh, kuwaasoo shacabka Soomaaliyeed ku qasbay in ay ka cararaan deegaanadoodii ayagoo maciin biday Dunida gaar ahaan Dowladaha Afrika.





